|
ARJIGA DIIWAANGALINTA COD-BIXIYAHA
MINNESOTA
Loogu Talogalay Kaliya Muwaadiniinta
Maraykanka
|
|
1. |
Ma tahay muwaadin Maraykan? □
Haa □ Maya
Ma noqon doonta muwaadin maalinta doorashada
soo socota ama ka hor? □ Haa □ Maya
Haddii
aad mid ka mid ah su’aalaha sare kaga
jawaabtay “MAYA”, HA BUUXIN
foomkan. |
Isticmaalka Xafiiska Degmada Kaliya |
|
2. |
Magaalada ama Degmada Gurigaagu ku Yaallo
|
Degmo |
|
3. |
Magaca Dambe am Magac Qoys
|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___| |
Gadaal-raacin
□ SR □ JR □ II
□ III □ IV □ __ |
|
4. |
Magaca Hore
|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___| |
Magaca Dhexe
|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___| |
|
5. |
Adreeska Aad ku Nooshahay (hoygaaga)
Lambarka Abaarmanka
|
Magaalo |
Fure “Zip” |
|
6. |
Haddii Aan Boostu Waraaqaha
Kuugu Keeni Karin Adreeska Sare, Sheeg
Sanduuqa Boosta “P.O. Box”
|
Magaalo |
Fure “Zip” |
|
7. |
Taariikhda Dhalasho
(Ma aha taariikhda maanta)
|___|___|/|___|___|/|___|___|___|___|
Bil Maalin Sannad |
8. |
Lambar Teleefon
|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|
(fure aag) |
9. |
Degmo-dugsiyeedka Aad ku
Nooshahay
(haddii la yaqaano) |
|
Sharciga Federalku waxa uu
qoraa inaad bixisid Liisanka Darawalka
Minnesota ama Lambarka Kaadhka Aqoonsiga (ID)
Minnesota. -AMA- Haddii aanad haysan Liisanka
Darawalka Minnesota ama Kaadhka Aqoonsiga
Minnesota, waxa aanu u baahan nahay inaad
bixisid 4-ta tiro ee ugu dambeeya lambarkaaga
Sugidda Bulshada (Social Security). Haddii
aanad labadaa midna haynin, ku qor “WAXBA”
qaybta 10b. Haddii la bixin waayo warkaa waxa
dhici kartaa in taasi joojiso ka-shaqeynta
diiwaangalintaada. |
10a.
|
Lambarka Liisanka Darawalka MN
ama Lambarka Kaadhka Aqoonsiga (ID) MN
|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___| |
|
10b. |
Afarta Tiro ee Ugu Dambeeya Lambarka Sugidda
(Social Security Number)
|___|___|___|___| |
|
11. |
Adreeska Iimaylka (waa ikhtiyaar)
|
|
Haddii mar hore laguu diiwaangaliyay inaad
codka bixisid adigoo lahaa magac ama adrees
kale, buuxi qaybaha 12 & 13. |
|
12. |
Magacii Dambe ee Hore
|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___| |
Magacii Koobaad ee Hore
|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___|___| |
Magacii
Dhexe ee Hore
|___|___|___|___|___|___|___|___| |
|
13. |
Adreeskii Hore ee Markii Ugu Dambeeyay Lagugu
Diiwaangaliyay |
Magaalo |
Gobal |
Fure “Zip” |
|
14. |
□ Halkan calaamadda sax saar haddii aad
doonaysid inaad heshid war ku saabsan sida loo
noqdo xaakin doorasho. |
|
15. |
Akhri Hadalka Hoose Saxeex na Kaliya Haddii
Dhamaan Qaybuhu ku Khuseeyaan.
Waxa aan cadeynayaa:
·
inaan
jiri doono ugu yaraan 18 sannadood maalinta
doorashada;
·
inaan ahay muwaadin Maraykan;
·
inaan daganaa Minnesota ugu
yaraan 20 cisho ka hor maalinta doorashada;
·
inaan sii daganaan doono guriga
ku yaalla adreeska lagu sheegay foomka
diiwaangalinta;
·
inaanan ahayn qof maxkamadi qof
kale masuul uga dhigtay marka aanan haysan
xaqa cod-bixinta;
·
inaan maxkamadi go’aan ku
gaadhin inaanan sharci ahaan awoodin cod-bixinta;
·
inaan la igu xukumin dambi
culus wali na aan la ii soo celin xuquuqdaydii
madaniga; iyo
·
inaan akhriyay isla markaana
aan fahmay hadalkan, oo ah in bixinta war been
ahi tahay dambi culus oo lagu ciqaabi karo wax
aan ka badan 5 sannadood oo xadhig ah ama
ganaax aan ka badnayn $10,000, ama labadaba.
Taariikh:
|___|___|/|___|___|/|___|___|___|___|
Halkan Saxeex X
__________________________________________
Bil Maalin Sannad |
|
Rev. 9/2003 - Somali
ISCTIMAALKA SARKAALKA MAALINTA DOORASHADA
KALIYA |
|
W ____
q
MN Driver’s License
q
Late Notice
q
Passport or
q
Utility Bill (type)
____________________________________
P
____ or MN ID
q
Tribal ID Military ID
SD ____
q
Prior Registration
q
Student ID
q
Witness ID Number:
(if different from 10a) |
| |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|