Allsomali.com

Allsomali.com-Refresh/Reload  

AllSomali - News

Xaflad ka dhacday Washington Seattle laguna Taagerayo Madaxweynaha Cusub iyo Raisul wasaaraha uu magacaabay,Mudana Cumar Abdirishid Ali Sharmaarke

 


We interviewed Somali's in Minnesota and they are hoping to have Change in their new Country and their Mother land Somalia mostly they vote for a Change

Washington Seattle Febraayo 16, 2009

Waxaa ka dhacay magaalada Seattle ee gobalka Washington Xaflad lagu taagerayo Madaxweynaha Cusub iyo Raisul wasaaraha uu shalay magacaabay ,Mudana Cumar Abdirishid ali sharmaarke,waxaana isugu soo baxay halkaasi Somali tira badan kuwaasi oo isugu jiray waxgarad,culuma udiin,Rag iyo Haween,waxaana halkaasi lagu soo bandhigay khudbado lagu taagerayo madaxda cusub ee dawladda midnimo qaran ee Somaliyo ey yeelatay dhawantan.

Sheikh axmed sugule oo isagu ah nin aad looga ixtiraamo magaladan Seattle isla markaasna ah sheikha masjidja ABUBAKAR MOSQUE OF SEATTLE ayaa halkaasi kasoo jeediyay khudbad aad u dheer taasi oo uu ooga hadlay fursadda maanta ey heystaan madaxdani dhalinta yari waxaanu sheegay in shacabka somaliyed aad ugu bisil yihiin maanta sidi ey ahaayen shalay una baahanyihiin dawlad caadil ah oo soo celisa amaanka guud ee dalka,waxaa halkaasi lagu soo bandhigay gabayo,geeraaro iyo waliba shiribyo lagu amanaayo madaxda cusub.


Isusoobaxan oo bilaawday 1:00pm ee waqtiga Seattle ayaa dhamaday 10:00PM ee hebeenimo.



Mar aan su'aalo ka weydiiynay shacabka isugu yimid halkaasi qaar ka mida ayaa ey ii sheegeen dhamaan in ey aad ugu faraxsanyihiin is badalka Taariikhiga ah ee wadanka ku yimid,iyadoo waliba qaar dadkaasi ka mida ey carabaabeen ineyba isu diyaarinayaan in mardhaw ey qorsheynayaan in ey aadaan Caasimadda Muqdishu,eyna hadii rabi idmo Ka dagi doonaan ADEN CADDE INT'L AIRPORT


Waxaa inoo soo diyaarshay
Suxufiga Weyn ee Wadaniga ah ugaga barateena
sanooyin hore Qoraaladiisa AllSomali Online
HASSAN ISMACIL YARE(HASSAN SUNNI)
SEATTLE,WASHINGTON

xnuur11@hotmail.com

 

AllSomali Online Top Stories reliable source
AllSomali Online Waxaa loogaga bartay Warar Xaqiiq ku saleeysan.

Allsomali Somalia News

   

Copyright © 2009 AllSomali.com  allsomali@yahoo.com

Hit Counter